Use APKPure App
Get Bari iyo Galbeed old version APK for Android
Bari iyo Galbeed App waa Application Casri ah oon ugu tala galnay macamishayada.
Shirkada Socdaalka Bari iyo Galbeed waa shirkadii ugu horaysay ee laga hirgaliyo nooceeda oo kale Somaliland. Waxa la aasaasay sanadkii 2012. Bari iyo Galbeed waa shirkada ka shaqaysa isku socodka dadka iyo Daabulka Alaabaha ee Gobalada Dalka Somaliland iyo Gobalada Jaarka. Shirkada Bari iyo Galbeed waxay bulshada u fidisaa Adeegyo kala duwan sida: safarada rakaabka, safarada goobaha dalxiiska iyo qaadista adeega alaabta fudud iyo ta culus (cargo) iyo adeega gaarka ah ama bas ingaydh ah.Last updated on Jun 10, 2024
1. Bug fixed
2. Performance Improved
Telechargé par
เต๋า โอโจ้
Nécessite Android
Android 5.0+
Catégories
Signaler
Bari iyo Galbeed
1.0.5 by Africa Global
Jun 10, 2024