Use APKPure App
Get Class Project old version APK for Android
Projet de classe Waxaa loogu talagalay inaan ka faa'iidaystaan ardayda somaliyeed
Projet de classe [2022] waa Application ay ku diyaarsan yihiin maadooyinka lagu dhigto dugsiyada somaliya khaas ahaan fasalada Form 4, 3, 2, 1 & Fasalka sideedaad.
Waxaa ka qayb qaatay diyaarinta applicationka ardayda dhigata dugsiga Arafat école primaire et secondaire oo kuyaalo caasimada Muqdisho.
Waxaa ka faa'iidaysan kara ardayda Dugsiga sare ee wax ka dhigta dhamaan dugsiyada kuyaalo dalka soomaaliya, iyo sidoo kale arddayda dhigata dugsiyada dhexe.
Waxaan rajaynaynaa inuu anfici doono arday badan oo dhigta dugsiyada sare iyo dhexe.
Waxaa iskugukiin soo dubo-riday studiyaha Kulmiss.com.
Fadlan nagula wadaag ra'yigaada Emailka hoose :
Last updated on Aug 15, 2023
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
Telechargé par
โน เนะ.
Nécessite Android
Android 5.0+
Catégories
Signaler
Class Project
Somali Students5.90 by kulmiss.com
Aug 15, 2023