Diiwaanka Mirqaanka icône

1.0 by Soomaal Tech


Dec 30, 2017

À propos de Diiwaanka Mirqaanka

Français

Sheekooyin Iyo qisas ku Saabsan Qaadka ...

1. Hindise lagu yareynaayo Aafada Qaadka.

1.1. Curinta Xeerka Aasaasida Komishanka ka Hortagista Qaadka.

 Qaadku waa aafo Qaran, hadii ay ahaan lahayd dhinaca dhaqaalaha cafimaadka Iyo qoskaba.

1.2. Ujeeddada Xeerka

 Xeerkani wuxuu aasaasayaa komishan Awood fulineed u leh hawlaha loo igmaday.

 Komishanku wuxuu ka shaqaynayaa abuurista fursado ganacsi, hadii ay ahaan lahayd warshado, beero Iyo ganacsiga adeegyada tiknoolijiyada, oo Lugu Badalo ka qanacsiga qaadka.

1.3. Hannaanka Curinta Xeerkan.

 Waxa curinta sharcigan Loo racayaa qaabka ku xusan Qodobka 74aad ee distoorka jamhuuriyada somaliland, farqadihiisa 2AAD Iyo 3aad.

 Xubno ka Tirsan golaha wakiilada.

o Abaabulayasha mashruucani waxay takeero ka raadinayaan xubno cayiman oo musharaxiinta golaha wakiilda ka mi ah, iyaga oo codka ay xaqqa u leeyihiin ugu hiilinaya xaqqa.

o Waxa Laga xulanayaa seddexda xisbi Qaran mi walba 5 musharax, musharaxiintan waxa Loo balan qadayaa dans la taageero.

 Shuruudaha ay ku mudanayaan tageeridu waa sidan:

o Dans aan Loo eegin qabiil.

o Dans xildhibaanku balan qaado dans xeerkan meel Mariyo uu Marka la doorto.

o Dans xildhibaanku ka qayb qaato wacyigalinta mashruucan INTA socdo uu.

 Muwaadiniin morue bixiyayaal ah oo oo gaadhaya 5000 qof.

o Waxa la abuurayaa shabakad muwadiniin ah oo ka kooban laba dabaqadood:

a) Koox Hal-porte ah oo ka kooban 100 qof

b) Unugyada oo ka kooban hal haldoor ah oo oo raadsata 50 qof ISAGA hoos yimaada oo taageera, isu geyn WAA 100 * 50 = 5000 oo qof.

1.4. Hawlaha Horyaala Komishanka

 Komishanku wuxuu diwaangelinayaa ganacsadayaasha waaweyn ee soo waarida Qaadka.

 Waxa la soo saaraya liis rasmi ah oo maxkamada sare loo gudbiyo, ujeedaduna WAA dans aan hodhow cid chou frisé lagu darin, oo wixii faa'iido AHI gaar u noqdaan liiskaa hore.

 Talaabada xigta taa waa dans la qiimeeyo hantida ay haystaan ​​ganacsatadani chiffon Iyo dumarba INTA ay Tahay, tusale ahaan hadii liisku noqdo 200 qof oo mikdiiba haysto celcelis ahaan 2,5millions $ (500 millions $).

 Dans la qorsheeyo sidii ganacsatadani ganacsiga qaadka ugu Badali lahaayeen nooc chou frisé oo ganacsi ah.

 Waa dans la daraasadeeyo warshadaha Iyo ganacsiga Loo Digo-Rogan Karo, ee la Jaan cadi kara dhaqan-dhaqaalaha dadka. Tusaale ahaan hadii ay hantidu noqoto $ 500 millions, waxa ay Kicin Karaan 20 warshadaha oo nooca fudud ah.

 Marka la sugo mashaariicda ganacsiga ee qof walba ku haboon, waa dans la soo saaro xeer madaxwayne (degreeto) oo Faraya awaamiirta hoos ku Qoran:

o En sifo sharci ah loo cayimo muddo aan cid chou frisé warshadaha la cayimay aan Loo ogalaan.

o En sifo sharci ah loo siiyo Dhul, illeyn waa xal raadise.

o En sifo sharci ah loo magacaabo gudi dabagal ku samaysa hawlaha mashruucan.

o Talaabada ugu danbaysaa waa à fulintii la bilaabaa, waxaana Loo bilaabi karaa ASDI hoos ku xusan:

 Waa en si qunyar qunyar ah loo joojiyo xadiga la soo waaridayo.

 Waa dans ganacsadaha loo sheego dans uu uu u macaamiishiisa kolayada yareeyo kolba Kolka ka danbeysa, tusaale Ahaan Kolka hore WAA dans uu dhimaa 20%, 40%, 60%, ...

 Dhinaca kolayada, WAA dans dawladaha hoose ay soo rogaan amar sheegaya dans 20kii qofba ay kolayadooda u kireeyaan QV. kolkaa sakaddiiba waxa Laga helayaa qol lagu iibiyo qaadka, ileyn qof kasta oo qaadka cunaa badi wuxuu leeyahay macmiil, markaas wuxuu ugu Tagi karaa qolkaasi, markaas waxa Laga yaabaa dans qofkiiba ku soo hagaagaan 5 $ AMASE 10 $.

 Kolka ugu danbaysana, tusaale ahaan 5 sano ka dib, waa dans la soo xeer baarlamaan oo 100% mamnuucaya ka ganacsiga qaadka.

1.4.1. Mulkiilayasha Kolayda Qaadka

 Mulkiilayaashani WAA dabaqada labaad ee silsilada ka-ganacsiga qaadka, waana qaybta ugu badan, waxa ka milieu ah dumar rag Iyo, celcelis Ahaan waxay ka helaan shaqada lacag u dhaxaysa 30.000 ilaa 150000 oo shilin maalintiiba.

... ... ...

Quoi de neuf dans la dernière version 1.0

Last updated on Dec 30, 2017

Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!

Chargement de la traduction...

Informations Application supplémentaires

Dernière version

Demande Diiwaanka Mirqaanka mise à jour 1.0

Telechargé par

أبو رمضان

Nécessite Android

Android 2.2+

Available on

Télécharger Diiwaanka Mirqaanka sur Google Play

Voir plus

Diiwaanka Mirqaanka Captures d'écran

Charegement du commentaire...
Langues
Langues
Recherche en cours...
Abonnez-vous à APKPure
Soyez le premier à avoir accès à la sortie précoce, aux nouvelles et aux guides des meilleurs jeux et applications Android.
Non merci
S'inscrire
Abonné avec succès!
Vous êtes maintenant souscrit à APKPure.
Abonnez-vous à APKPure
Soyez le premier à avoir accès à la sortie précoce, aux nouvelles et aux guides des meilleurs jeux et applications Android.
Non merci
S'inscrire
Succès!
Vous êtes maintenant souscrit à notre newsletter.