Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) icône

9 by Curious Learning


Aug 14, 2021

À propos de Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali)

Ciyaar waxbarasho oo abaalmarin heshay oo ku caawin caruurta barashada akhriska!

Quudi Cirfiidka waxay ilmahaaga bareysaa asaaska akhriska. Uruuri ukumo cirfiid oo quudi xarfo si ay u waynaadaan oo ay noqdaan saaxiib cusub !

WAA MAXAY QUUDI CIRFIIDKA ?

Quudi Cirfiidka waxay isticmaali farsamad la xaqiijiyey ee ah ‘ciyaar si aad wax u barato’ si loo hawlgaliyo caruurta oo lagu caawiyo in ay bartaan sida wax loo akhriyo. Carruurtu waxay jecel yihiin inay uruuriyaan oo ay sii kobciyaan xayawaanka Cirfiidka iyagoo isla markaa ay baranayaan aasaaska akhriska.

WAA LACAG LA’AAN SOO DAJINTA, WAX XAYAYSIIN AH MA JIRO, WAX APP OO LA SOCDA EE LA IIBSAN MA JIRO !

Dhammaan maadada waa 100% lacag la'aan, waxa Sameeyey Literacy Nonprofit Curious Learning, CET iyo Apps Factory

QAAB-DHISMEEDKA CIYAARTA SI KOR LOOGU QAADO XIRFADAHA AKHRISKA :

• Xujo codad oo sii jiidaso iyo xiiso leh

• Ciyaar hab raacid xarfaaha si ay u caawiso akhriska iyo qorida

• Ciyaarta xasuusta ereyada

• Heerar "Codka kaliya" oo tartan leh

• Warbixinta horumarka waalinka

•Isticmaale-kala-duwan si loo helo horumarka isticmaale shakhsi ah

• Cirfiidyo la aruurin karo, isbedalaya, oo xiiso leh

•Waxa loo Sameeyey si loo horumariyo xirfadaha Daren-dhaqameed

•Ma jiraan App-la-socda oo la iibsan

• Ma jiraan cire xayeesiin ah

• Loo ma baahno ku xirid internetka ah

KHUBARAA AYAA U SAMEEYEY ILMAHAAGA

Cayaarta waxay ku salaysan tahay sannado cilmi-baaris iyo khibrada ah cilmiga akhris-qoraalka. Waxay isku Dareysaa xirfadaha muhiimka ah ee akhris-qoraalka, oo ay ka mid tahay Wacyigelinta Codka, Aqoonsiga Xarfaha, Dhawaaqyada, Ereyada, Akhriska Ereyga La-arko, iyo Fahamka si ay carruurta u u awoodaan in ay horumariyaan saldhig adag ee akhriska. Oo ku dhisan fikradda ah daryeellidda ururinta cirfiidyada, waxaa loo Sameeyey in lagu dhiirrigeliyo naxariista, dulqaadashada iyo horumarinta Daren-dhaqameedka ee carruurta.

Quudi Cirfiidka waxaa maalgeliyey Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Norvège si qayb ka ah tartanka EduApp4Syria. App-ka asalka ah ee Carabiga waxaa loo similareyey si la wadaag ah oo ka dhaxeeyey Apps Factory, CET - Xarunta Tiknoolajiyada Waxbarashada, iyo IRC - Guddiga Samafalka Caalamiga ah.

Quudi Cirfiidka waxaa u badelay ama نu habeeeyy af Ingriiska Curious Learning hay’ad oo aan faa'iido doon ahayn oo xooga saarta hormarinta helitaanka maado akhris-qoraal oo waxtar leh oo loogu talagalay qof walba oo u baahan. Waxaynu nahay koox cilmi-baarayaal ah, cire sameeyayaal, iyo cire barayaal oo xooga saaraya in ay ku siiyaan caruurta meel walba joogta waxbarasho akhris-qoraal ah afkooda hooyo taasoo ku saleysan caddayn iyo xog (macluumaad) - waxayna ka shaqeynayaan inay ku Keenaan ama ku soo bixiyaa luu- adah luu- adah a luuhaqee a luuhaqee 1ame luuhaqee luu- adah a luuhaqee luu- adah a luu- adah a y

Chargement de la traduction...

Informations Jeu supplémentaires

Dernière version

Demande Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) mise à jour 9

Telechargé par

Babyss Ma

Nécessite Android

Android 4.1+

Available on

Télécharger Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) sur Google Play

Voir plus

Quoi de neuf dans la dernière version 9

Last updated on Aug 14, 2021

Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!

Voir plus

Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) Captures d'écran

Articles populaires dans les dernières 24 heures

Charegement du commentaire...
Langues
Recherche en cours...
Abonnez-vous à APKPure
Soyez le premier à avoir accès à la sortie précoce, aux nouvelles et aux guides des meilleurs jeux et applications Android.
Non merci
S'inscrire
Abonné avec succès!
Vous êtes maintenant souscrit à APKPure.
Abonnez-vous à APKPure
Soyez le premier à avoir accès à la sortie précoce, aux nouvelles et aux guides des meilleurs jeux et applications Android.
Non merci
S'inscrire
Succès!
Vous êtes maintenant souscrit à notre newsletter.