Soomar icône

10.0 1 Commentaires


61.0.0 by Somali Online Market


Oct 11, 2023

À propos de Soomar

Français

Marché en ligne somalien SOOMAR waa shirkad soomaaliyeed oo qabata adeeg E-commerce

HORUDHAC

--------------------

Marché en ligne de la Somalie (SOOMAR) waa shirkad soomaaliyeed oo qabata adeeg E-commerce nooc la jaanqaadi karaa fahamka qofka Soomaliga ah, waxaa ku dhisnay Hab fudud oo saaxib la ah isticmaalaha, wuxuu ka qeyb qaadanayaa Horumarka ganacsiga Dalka.

 Qaabka uu u shaqeynayo Apps-ka

Waxaa u qaabeynay HAB-ka ay ISKU raacsanyihiin ganacsiyadda Soomaalida, annagoo xooga saarnay INAA fududeyno hab adeegsiga Iyo si uu u noqdo meel XOG kasta oo ganacsi oo loo baahdo Laga héli Karo, mar WAA meel aa kusoo bandhigo karto adeega aad u heyso bulshada marna WAA souk aad ka iibsan karto cire kasta oo u aad baahato.

Télécharger Waa-gareysan kartaa ka dibna waa ka iibsan kartaa, kana dheehan kartaa waxaa u baahato.

Ganacsatadana Wey est diiwaangelin Karaan ka dib Ayaan adeegooda bulshada la wadaageynaa.

 Wuxuu ka koobanyahay

-------------------------------------

 Achats: -

oo ay ku jiraan ganacsiyada iibiya alaabaha kala Duwan Asdi, supermarchés, électronique, Carwooyinka, papeterie, Meubles de, Pièces de pièces Iyo wixii la mi ah waaad Arki kartaa ganacsi kasta waana ka iibsan kartaa waxaa doonto adigoo isticmaalaya EVC, E-DAHAB, E Maal, MASTERCARD, carte VISA.

 Voyage: -

waxaa ka héli kartaa Dhamaan Agences de voyage adigoo si fudud u ogaan kara halka DAA u safreyso diyaaradaha aada, maalmaha ay baxaan, qiimaha ka dibna ku iibsan kara Ticket-ka adeegyadda Lacagaha lagu bixiyo ASDI EVC, E-DAHAB Iyo E-Maal, MASTERCARD, CARTE VISA.

➢ Les Restaurants:

 waxaa ka arki kartaa oo DAA ka iibsan kartaa cunnooyinka adigoo dooranaya maqaayada AAAD dooneyso.

➢ Les universités:

waxaa ku jira jaamacadaha, waxaa sahleynaa ardayda Iyo waalidiinta Iney u booqan Karaan jaamacadda iyagoo ogaan kara facultés-ka ay bixiso Jaamacad kasta, Wi-ga, Xiliyada uu semisterka Bilow yahay Iyo xiliyada uu dhamaanayo.

➢ Les hôpitaux:

waxaa ku JIRA Xarumaha caafimaad-ka waxaa dooran kartaa Docteur-ka daneyneyso Waxana si fudud u bixine kartaa lacagta Ticket-ka-ka Docteur.

 Tv et Radio: -

wuxuu u sahlayaa dhageystayaasha Iyo daawadayaasha Iney la Socon Karaan Progam-Yada warbaahinta, le chou frisé Sidoo wuxuu fududeynaa adeegyada Fariimaha wararka ee idaacadaha qaarkood isticmaalaan, toos ayaa Looga daawan karaa loogana dhageysan karaa.

 Voitures: -

waxaad booqan karaa oo Dhex wareegi kartaa Geerash-yada (Carwooyinka) baabuurta lagu iibiyo waxaad daawan kartaa sawiradda baaburta, modèles-ka, waxaad Kalo ogaan kartaa qiimaha.

 Shirkaddaha isgaarsiinta: -

 waxaa ogaan kartaa adeegyada ay bixiyaan shirkadaha isgaarsiinta.

Waxaa Sidoo chou frisé ka mi ah adeegeenna

➢ Les banques-ka,

 shirkadaha dhismaha,

 kuwa adeega Guud,

 Shirkadaha korantada,

 Kaalimaha shidaalka,

 Warshaddaha, Maktabadaha.

• WAXA ugu MUHIIMSAN

-------------------------------------

-inaa dheehan karto adeeg-yada, badeecadaha Haayo ganacsi Hebel uu.

-Inaa wici karto si toos ah isla app-ka dhexdiisa

-inaa message u diri karto.

-inaa ka iibsan karto

Quoi de neuf dans la dernière version 61.0.0

Last updated on Oct 11, 2023

Bug fixes and performance improvements: In this release, we've fixed several bugs and improved the performance of our app to provide a better user experience.

Chargement de la traduction...

Informations Application supplémentaires

Dernière version

Demande Soomar mise à jour 61.0.0

Telechargé par

Abdurrahman Bedir

Nécessite Android

Android 5.0+

Available on

Télécharger Soomar sur Google Play

Voir plus

Soomar Captures d'écran

Charegement du commentaire...
Langues
Langues
Recherche en cours...
Abonnez-vous à APKPure
Soyez le premier à avoir accès à la sortie précoce, aux nouvelles et aux guides des meilleurs jeux et applications Android.
Non merci
S'inscrire
Abonné avec succès!
Vous êtes maintenant souscrit à APKPure.
Abonnez-vous à APKPure
Soyez le premier à avoir accès à la sortie précoce, aux nouvelles et aux guides des meilleurs jeux et applications Android.
Non merci
S'inscrire
Succès!
Vous êtes maintenant souscrit à notre newsletter.