Xeel-Daaq icône

5.0 by Soomaal Technology


Nov 26, 2020

À propos de Xeel-Daaq

Français

xeelDAAQ, waa hage ku baraaya sidii aad u sameysan lahayd ganacsi kugu filan.

xeelDAAQ, waa hage si kooban kuu tusaaya dhacdooyinka

suurogalka ah ee aad la kulmi karto, hayaanka-hawleed intaad

ku gudajirto. Marleyna ma aha inay kuwaa laftoodu dhacaan

ama inay dhici doonaani. Dhugo oo kaliya, dabeedna qaado

allez 'aankaaga. Waa saddex miduun aragti ahaan oo waa: hadal, hawl iyo waxqabad, ama hiil. Xeeldaaqna waa intaba.

Bahda qalinlayda iyo gole aqooneed kasta waxa dhex iyo nud u

ahi waa boorrin iyo tusaalayn. Waana gudbin ujeedadoodu iyo

inay baahiyaan wixii kastee ay u gartaan samo iyo inuu

ogaansho u qalmo. Qormaduna intaasi yuunbay ka duulaysaa,

oo waxa ula-jeedadu tahay à dhalinyar badani ku dhiirato

bilawga arrin u gaara, iyo abbaabulka hawl ay iskood u

yeeshaan maaraynteeda. Hab raacu waa kala gedismi karaa

vendredi ayaamihii tagay werinayaan. Lama hayo jid toosan oo

laysla yaqaano inuu dhab u daadihiyo guusha, mana jiro mid ka

ag dhow oo isna yeedhiya meerisyadda ay cawda saldhiga ahi

ka tolan tahay. Hubaashii se, dhabbada la maraayo, hubka la sito iyo gunaanadka intaba waa lagu kala gedisan yahay. Cid kastoo tidhaahda jarranjaradaa qaad, iyo taa kale u marna run mai sheegin. Layskaga mid maaha xagna, oo lagama midaysna humaaga kore mooyee wax kale. Kaliya waxa la wadaagaa waa hanaanka qorshaymeed, hab-samida iyo rabitaanka guusha.

Quoi de neuf dans la dernière version 5.0

Last updated on Nov 26, 2020

Waxaanu Ku Soo Kordhinay:
Muuqaalka guud oo aanu qurxinnay...Iyo Woxogaa Ads ah oo aanu ku darnay...

Chargement de la traduction...

Informations Application supplémentaires

Dernière version

Demande Xeel-Daaq mise à jour 5.0

Telechargé par

إيمان شعيب

Nécessite Android

Android 4.1+

Available on

Télécharger Xeel-Daaq sur Google Play

Voir plus

Xeel-Daaq Captures d'écran

Charegement du commentaire...
Langues
Recherche en cours...
Abonnez-vous à APKPure
Soyez le premier à avoir accès à la sortie précoce, aux nouvelles et aux guides des meilleurs jeux et applications Android.
Non merci
S'inscrire
Abonné avec succès!
Vous êtes maintenant souscrit à APKPure.
Abonnez-vous à APKPure
Soyez le premier à avoir accès à la sortie précoce, aux nouvelles et aux guides des meilleurs jeux et applications Android.
Non merci
S'inscrire
Succès!
Vous êtes maintenant souscrit à notre newsletter.